Somaliland oo ka soo horjeesatay Isbaheysi looga dhawaaqay dalka Sacuudiga (Akhriso)

Somaliland ayaa si cad uga soo horjeesatay isbaheysiga dalalka Carabta iyo Afrika ee saran badda Cas oo looga dhawaaqay dalka Sacuudiga. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu sheegay ineysan aqoonsaney isbaheysigan iyagoo sabab uga dhigay inaan lagala tashan. Somaliland ayaa sheegtay inaysan marna wada shaqeyn la yeelan doonin wadamada ku teedsan Badda … Continue reading Somaliland oo ka soo horjeesatay Isbaheysi looga dhawaaqay dalka Sacuudiga (Akhriso)